Dowladda Dhaxe ee Itoobiya oo War kasoo saartay dagaalkii Al Shabaab iyo Liyuu Booliis

Dagaal dhiig badan ku daatay ayaa gudaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan gobolka Afdheer waxa uu ku dhax maray dagaalyahano katirsan Al Shabaab iyo ciidamada dowlad deegaanka ee loo yaqaan Liyuu Booliis. Dowlada dhaxe ee federaalka Itoobiya ayaa markii ugu horeesay war saxaafadeed kasoo saartay dagaalka dhax maray dagaalyahanada Al Shabaab iyo ciidamada Liyuu … Continue reading Dowladda Dhaxe ee Itoobiya oo War kasoo saartay dagaalkii Al Shabaab iyo Liyuu Booliis